HOME PAGE ABOUT SHACABKA.NET CLICK HERE TO CONTACT SHACABKA.NET NEWS ARCHIVES ALL ARTICLES WROTE BY SHACABKA.NET
 
 

Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo
Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida ALLAFRICA.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida YAHOO.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida GOOGLE.COM

Aayatiin.net
Abaaqaroow
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Aminarts.com

Awdalnews.com
Balcad Times
Banaadiri
Baraawepost.com
Baydhabo.com
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calanka.com
Ceelbuurnet
Gargaarka.com
Goobjoog.com
Dalkanews.com
Dayniile.com
Dhagaxtuur.com
Dailypuntland.com
Dhaqankahawiye
Dhalinyarada.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Glgaduudpost
Gobeey.com
Halgan.net
Halganka.net
Hobyonet.net
Hobyoradio.com
Horseednet
Huriwaa.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Kulmis.com
Luuq.com
Maaryaa.co.uk
Maktabada.com
Mareeg.com
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug.com
Qarandoon.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Raadtv.com
Radio free Somalia
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Shacabka.net
Simbanews.com
Soomaalinews.com
Somaliswiss.com
Somaliswiss.net
Somalifans.com
Somalilinks.com
Somali Media
Somalitalk.com
Xogsheeg.com


Yaaqshiid

War Deg-Deg ah:- Maxkamada Darajada 1-aad Ee Puntland oo ka laabatay Xukunkii Agaasimihii Horseed Media.
04 Sep 2010- Boosaaso:-Warar hadda na soo gaaray bayaa xaqiijinaya in Maxkamada Darajada 1-aad ay ka laabatay xukun ay horay ugu riday Agaasimihii Horseed Media Magaalada Boosaaso. ...
Madaxweyne Shariif oo soo saaray War-murtiyeed uu uga hadlayo Dastuurka Qabyada ah.
04 Sep 2010- Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada KMG ah ayaa soo saaray qoraal uu uga hadlayo Dastuurka Qabyada ah ee dhawaan ay soo daabaceen guddiga Madaxa Banaan ee Dastuur samaynta. ...
Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka oo nuqul ka mida Dastuurka gaarsiiyay Saraakiisha Ammaanka Dowlada iyo Ahlu sunnah.
04 Sep 2010- Muqdisho:-Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Dastuur u samaynta Dalka oo nuqulada Dastuurka Qabyada ah gudoonsiisay saraakiisha ammaanka Dowlada iyo Ahlu sunnah. ...
Shariif iyo Sharma’arke oo is khilaafay iyo Xildhibaano dib u soo nooleyay Mowshinkii ka dhanka ahaa Xukumada Sharma’arke.
04 Sep 2010- Muqdisho:-Waxaa si toos ah u soo ifbaxay Khilaaf aad u culus oo soo kala dhexgalay labada masuul ee Doiwlada ugu sareysa markii ay isku mari waayeen Qodobo Muhiim ah. ...
Dowlada Thailand oo maraakiib dagaal u soo dirayso Xeebaha dalka Soomaaliya.
04 Sep 2010- Muqdisho :- War ka soo baxay xafiiska wasaarada Arimaha dibada Dowlada Thailand ayaa lagu cadeeyay in dhawaan ay Ciidan iyo Maraakiib dagaal ay u soo dirayso Biyaha Soomaliya. ...
Hay’adaha UNHCR iyo OCHA oo soo saaray warbixin ka hadlaysa Barakacayaashii ugu danbeeyay.
04 Sep 2010- Nairobi:- Hay’adaha UNHCR iyo Hay’ada OCHA ayaa soo saaray warbixin dhamaystiran oo ka hadlaysa dadkii ka barakacay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Muqdisho. ...
Dowlada Masar oo walaac ka muujisay dagaalada weli ka sii socda Muqdisho.
04 Sep 2010- Muqdisho:- Dowlada Masar ayaa walaac daran ka muujisay dagaalada weli ka holcaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho. ...
Ciidanka Amisom oo Villa Baydhabo ka saaray Askarta Dowlada Saldhigna ka samaystay.
04 Sep 2010- Muqdisho:-Ciidan xoog badan oo ka tirsan kuwa Amisom ayaa shalay galinkii danbe xoog uga saaray Ciidankii Dowlada ee daganaa Villa Baydhabo. ...
Ciidanka Dowlada oo dilay wiil dhalinyara ah oo lagu sheegay in uu ahaa Shabaab.
04 Sep 2010- Muqdisho:-Kooxo ku labisan dareeska ciidamada dowladda KMG ayaa dil toogasha bareer ah u geystay wiil dhalinyara ah oo lagala soo baxay guri uu ka daganaa Degmada Wadajir. ...
Amisom oo sheegatay hormar ay ka gaartay dagaaladii ugu danbeeyay oo shacabka ay ku la’deen.
04 Sep 2010- Muqdisho:-Saraakiisha Ciidanka Amisom ayaa sheegtay hormar ay ka gaareen dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay caasimada Muqdisho kuwaasi oo shacab badan ay ku dhamaadeen. ...
War Deg deg ah:Dagaal oo Xoogan oo ka Qarxay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Agagaarka Tarabuunka degmada Hodan.
04 Sep 2010- Muqdisho:Dagaal xoogan ayaa saakay mar kale dib uga qarxay Magaalada muqisho oo usbuucii labaad ku jirta Dagaal si joogta ah uga socda waxaana uu dagaalku si xoogan uga soconayaa Qeeybo ka mid ah Koofurta Magaalada Muqdisho....
In the heart of a Somali pirates' lair
03 Sep 2010- Somalia:- Piracy off the coast of Somalia is booming despite a massive deployment of international warships, with an estimated combined coast of 40 million dollars a day. ...
Mudanayaal Ka tiran Baarlamaanka Somalia oo Wada Qorsho lagu Ridayo Xukuumada R/W Sharma`arke.
03 Sep 2010- Muqdisho: Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmahaan yeelanayay kulamo gooni gooni ah, kaasi oo lagu qorsheynaya inay burburiyeen xukuumada Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma`arke,kulamadaasina waxay ka dhacayeen xarunta madaxtooyada Villa Somalia....
Col. C/llaahi Xasan Bariise "Isbitaalka Dayniile Waxaa lagu Daweeyaa Dhaawacyada Kooxda Alshabaab"
03 Sep 2010- Muqdisho:- Ka gadaal markii Dagaallo iyo Duqeymo qasaaro waa weyn geystay ay ka dhaceen gudaha caasimadda somalia ee Muqdisho ayaa waxaa saameyn xoogan ku yeeshay dadka iyo gaadiidka Degmooyinka isaga kala gooshi jiray ee Muqdisho....
Dad lagu soo qab qatay Howl-galadii ugu dambeeyay ay ka sameeyeen Ciidamada DKMG Somalia Degmada Xamar Jajab.
03 Sep 2010- Muqdisho:- Xaaladda Guud ee Magaalada Muqdisho ee dalka somalia maanta oo Jimco ah ayaa xasiloon, iyadoona maalmihii ugu dambeeyay ay ka jireen dagaalo iyo duqeymo xoogan aan kala go`laheyn oo dad rayid ah ay ku dhinteen....
Madaxweynaha Dowladda KMG Somalia iyo Wafdi UN-ka ka socda oo Muqdisho Kulamo ku yeeshay.
03 Sep 2010- Muqdisho: Waxay aheyd maalintii shalay ka dib markii magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi heer sara ah kaa oo ka socday Qaramada Midoobay waxaana kulamo xasasi ah ay la qaateem madaxweyne Shariif, Cumar C/rashiid, iyo Shariif Xasan hogaamiyaha Baarlmaanka Somalia ...
Wareegto xil loogu magacaabayay Gudoomiyihii hore Ee Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan Dhagaxtuur oo maanta soo baxday.
02 Sep 2010- Muqdisho:- ka dib kulan ay qaatyeen Golaha Wasiirada Dowlada KMG ah ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiyihii hore Ee Gobolka Banaadir Dhagaxtuur oo si cad jago loogu dhiibay. ...
Maxaabiis ooda laga qaaday Xabsiga Degmada Afgooye.
02 Sep 2010- Afgooye:-Maamulka Xizbul Islaam Afgooye ayaa maanta xabsiga ka sii daayay maxaabiis badan oo lagu xerxeray Magaaladaaasi. ...
Barakacayaasha ku dhaqan duleedka Muqdisho oo xaalad xagga Nolosha ah la soo derestay (Daawo Sawirada).
02 Sep 2010- Muqdisho:-Dadka barakacayaasha ee gobalka Sh/Hoose ayaa ka cabanaya xaalado adag oo soo wajahday. ...
Qasaara ka dhashay madaafiic maanta lagu garaacayu Suuqa Bakaaraha.
02 Sep 2010- Muqdisho:-qasaara xoogan ayaa shacabka ka soo gaaray madaafiic maanta la isku dhaafsaday gudaha Muqdisho iyo suuqa Bakaraha oo si daran loo duqeeyay. ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209 | 210 | 211 | 212 | 213 | 214 | 215 | 216 | 217 | 218 | 219 | 220 | 221 | 222 | 223 | 224 | 225 | 226 | 227 | 228 | 229 | 230 | 231 | 232 | 233 | 234 | 235 | 236 | 237 | 238 | 239 | 240 | 241 | 242 | 243 | 244 | 245 | 246 | 247 | 248 | 249 | 250 | 251 | 252 | 253 | 254 | 255 | 256 | 257 | 258 | 259 | 260 | 261 | 262 | 263 | 264 | 265 | 266 | 267 | 268 | 269 | 270 | 271 | 272 | 273 | 274 | 275 | 276 | 277 | 278 | 279 | 280 | 281 | 282 | 283 | 284 | 285 | 286 | 287 | 288 | 289 | 290 | 291 | 292 | 293 | 294 | 295 | 296 | 297 | 298 | 299 | 300 | 301 | 302 | 303 | 304 | 305 | 306 | 307 | 308 | 309 | 310 | 311 | 312 | 313 | 314 | 315 | 316 | 317 | 318 | 319 | 320 | 321 | 322 | 323 | 324 | 325 | 326 | 327 | 328 | 329 | 330 | 331 | 332 | 333 | 334 | 335 | 336 | 337 | 338 | 339 | 340 | 341 | 342 | 343 | 344 | 345 | 346 | 347 | 348 | 349 | 350 | 351 | 352 | 353 | 354 | 355 | 356 | 357 | 358 | 359 | 360 | 361 | 362 | 363 | 364 | 365 | 366 | 367 | 368 | 369 | 370 | 371 | 372 | 373 | 374 | 375 | 376 | 377 | 378 | 379 | 380 | 381 | 382 | 383 | 384 | 385 | 386 | 387 | 388 | 389 | 390 | 391 | 392 | 393 | 394 | 395 | 396 | 397 | 398 | 399 | 400 | 401 | 402 | 403 | 404 | 405 | 406 | 407 | 408 | 409 | 410 | 411 | 412 | 413 | 414 | 415 | 416 | 417 | 418 | 419 | 420 | 421 | 422 | 423 | 424 | 425 | 426 | 427 | 428 | 429 | 430 | 431 | 432 | 433 | 434 | 435 | 436 | 437 | 438 | 439 | 440 | 441 | 442 | 443 | 444 | 445 | 446 | 447 | 448 | 449 | 450 | 451 | 452 | 453 | 454 | 455 | 456 | 457 | 458 | 459 | 460 | 461 | 462 | 463 | 464 | 465 | 466 | 467  Next
 
 
View My Stats Copyright © Shacabka.net - All Rights Reserved |