| |
|
Waa sahal dabeyshuye ayaan daadku kula tagin……….
28 Sep 2008-
Dad badan ayaan aaminsanaa in itoobiyaanku si sahal ah uga bixi doonaan soomaliya marka ay dhameeyaan howgaladooda ka dhanka ah kooxaha ka soo horjeeda ee diidan joogitaankooda somaliya iyo taakuleynta ay siiyaan dowlada ku meel gaarka ah....
|
|
Allahayoow …….labada kornel maxaa kala haysta…….?.
20 Aug 2008-
Marnaba kuma uusan xisaabtamin in cali geedi kadib ay dhici karto inuu soo baxo siyaasi saan ugu noqda laf dhuun gashay oo ay had iyo jeer iskala soo horjeedaan far fiiqid iyo mindi mindi ku tag, sababtoo ah odey waxuu yaqiinsanaa in wacdarihii uu ku dhigay cali maxamed geedi ay dad badan si aad ah uga waabin doonto una tusi doonto in odeygu uu yahay macan gag aan laga daba hadlin cidii isku taagtana ay wadi cad qaadi doonto....
|
|
Labo shariif maxaa loo sheegay sheekhuse maxuu ka shakiyey.
04 Aug 2008-
Laga soo bilaabo bishii 3-aad ee sanadkaan markaasi oo ay bilaawdeen saansaan lagu wada hadashiinayo isbaheysiga dib u xureynta somaliya ee fadhigiisu markaasi ahaa magaalada asmara ee dalka ereteriya iyo dowlada federaalka kumeel gaarka ah ee somaliya ayna garwadeen ka tahay qaramada midoobay ayey dadku ule ekeyd mid aan waxba ka soo bixi Karin oo looga dan lahaa oo kaliya isu soo dhawaashaha iyo qiimeynta kala duwanaanshaha fakir ee labada dhinac u dhaxeeyey...
|
|
soomaalida ku nool dalka masar murugo iyo farxad
15 Jul 2008-
ilaahba mahad iska leh naxariis iyo nabadgalyana nabi maxamed korkisa ha ahaato
soomalida ku nool wadanka masar
somalida marka ay maqlan wadanka masar waxa u soo deg degaya wax barasho aqoon sare leh (azhar) oo ilaa mudo dheer soomali badan ay wax ka soo baratay iyo jamacada kale oo casri ah laguna barto dhaman culuumta
...
|
|
Weerarkii 11-kii September ee Maraykanka
22 Mar 2008-
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in nin ay ku hayeen xabsiyo qarsoodi ah muddo afar sano ah iyadoo loo haysto inuu yahay maskaxda ka dambaysa weerarradii 11kii September, Khaalid Sh. Maxamed, uu qirtay inuu Maleegay mu'aamarado argagixiso oo isdaba joog ah....
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 Next |
|
|
|