Shacabka News Online
Turkish Airline Oo ku dagi weysay Garoonka Muqdisho (Waa Maxey Sababta)
			<description>Diyaarad ay leedahay shirkada caalamiga ah ee Turkish Airlines oo duulimaad toos ah ka bilowday magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxa lagu soo waramayaa in duulimaadki udambeeyay ee shirkada sameeso ay ku guul dareesatay iney kudagto garoonka Aadan Cadde Airport.</description>
Diyaaradaha dagaalka NATO oo weeraray Xeebta Xarar Dheere
			<description>Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ay diyaaraha ciidammada NATO ka geysteen Xeebta degmada Xarar dheere ee gobolka Mudug, iyadoo kalluumeysada deegaannadaasina ay dowladda Soomaaliya ugu baaqeen in ay wax ka qabato dhibaatada halkaasi ku heysata.</description>
Faroole oo Kawarbixiyay Sababtii ay ergada Puntland uga baxeyn shirka
			<description>C/raxmaan sheikh Max’ed Faroole madaxweynaha maamulka Puntland oo wareysi gaar ah siinayay laanta Af Soomaaliga ee BBC-da isagoo kusugan dalka Hindiya ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay sababta ka dambeysay in ergadii Puntland uga qeyb galeysay shirka odayaasha dhaqanka uga soconaya Magaalada Muqdisho ay isaga huleelaan, waxaana uu xusay in Puntland shirkaasi aysan ka helin waxyaabo badan oo ay ka filayeen.
Al Shabaab oo bur buriyay Ceelkii ugu weynaa ee Degmada Garbahaarer
			<description>Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa bur buriyay Ceelbiyoodkii ugu weynaa ee kuyaalay Degmada Garbahaarey kadib dagaal culus oo degmadaasi ku dhexmaray iyaga iyo Ciidamad DKMG iyo kuwa Ahlu Sunna.
Qarax khasaaro Geystay oo lala egtay booliska Kenya ee Xerada Dhagaxley
			<description>Waxaa Xalay Qarax Xoogan oo qasaarooyin kala duwan sababay uu ka dhacay Xerada Dhagaxley Waqooyi Bari Dalka Kenya iyadoona qaraxaasi uu ahaa mid lala eegtay Ciidamo katirsan Kenya.
Sarkaal Sare oo katirsan Alshabaab oo Miino kula qaraxday Galgaduud
			<description>Taliyaha ciidamada Ahlu Sunna ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa waxa uu sheegay in gaari ay wateen Saraakiil iyo ciidamo ka mid ah Al Shabaab ay miino kula qaraxday halkaasi.
Dagaal muqdisho ku dhexmaray Militariga & booliska Somaliya
			<description>Iska horimaadkaani oo u dhaxeeyay ciidamada ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Holwadaag ee magaalada Muqdisho sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.
Askari lagu dilay Bakaraha & dagal kadhacay Wadada Wadnaha
			<description>Askari ka tirsan ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya ayaa barqonimadii maanta lagu toogtay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo sidoo kale uu iska-horimaad u dhexeeya ciidamada dowladda KMG ah uu ka dhacay maanta degmada Wardhiigley.</description>
Maamulka G/Banaadir oo kudhawaaqay Afhayenkoda Cusub
			<description>Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ee Maamulkaasi, xilli Todobaadkan gudihiisa xilkaasi laga qaaday afhayeenkii hore ee Maamulka gobolka Banaadir.</description>