|
A_BULSHADA
Madaxweynaha Faransiiska oo magdhow laga siiyay Neef Geel ah uu lahaa (Cajiib).
Shacabka Reer Maaliya ee Qaarada Afrika ayaa magdhow kasiiyay madaxweynaha dalka Faransiiska Neef Geel ah uu madaxweynaha hore ulahaa.
Sunday April 14, 2013 - 09:31:11
Somalida Norway oo ka banaanbaxday Qadashada Caruurta (Sawiro)
Malinimadi Shalay oo taariikhda ku beegneed 12-04-2013 ayaa aheed maalin siweyn loo sii calaameeyay in gudaha dalka Norway gaar ahaan gobolada dhacanka Waqooyi ee kadhacaan banaanbaxyo waa weyn oo looga...
Saturday April 13, 2013 - 16:41:31
(Faalo) "35 Sano Kahor Manta Oo Kale 9/4/1978"
“INQILAABKII DHICISOOBAY EE 9/4/1978”,
Waxey aheyd Maalin Axad ah waa xaruntii dalka Soomaaliya Muqdisho dadkuna ee wada ahaayeen kuwa udareeraya Kasab iyo Tacliin hasa yeeshe maalintanai ayaa xusuus...
Tuesday April 09, 2013 - 12:49:58
Jaamacadihii oo Noqdey Tusbax Go’ay ( Faallo)
Tan iyo markii ay dhaceen Dagaaladii Soomaaliya , ma jirin wax loo Hakadey oo aan ka ahayn Dowladnimo, waxaa Shacabka Soomaaliyeed u istaagey Aqoonyahano Soomaaliyeed kuwaas oo buuxiyey Booskii ay qaban...
Saturday April 06, 2013 - 23:07:12
Nimca Dareen “Raali Gelin Ayaa Ka Bixinayaa Heesta Booli"
Fannaanada Soomaaliyeed ee taageerada badan leh Nimco Dareen ayaa markii ugu horeysay cudur daar ka bixisay sheegashada Heesta Booli ee horay u qaatay Fannaanada kale ee Marwo Cabdi.
Saturday April 06, 2013 - 13:39:19
Kooxda Waayaha Cusub oo bandhig faneed yaab leh Xalay Muqdisho kuqabtay
Kooxda waayaha cusub oo mudo hada ku dhow halbil soo gaartay muqdisho weliba iyagoo ay la socdaan inkabadan 15 fanaan oo ajnabi ah kana kala socday ilaa 6 wadan oo isugu jira carab afrikaan iyo reer galbeed...
Thursday April 04, 2013 - 10:07:44
Kooxda Waayaha Cusub oo si diran loogu soo dhaweyay Muqdisho
Garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ayaa waxa goor dhaw kasoo degtay diyaarad siday wafdi balaaran oo fanaaniin ah oo ee horkacayeen kooxda Waayaha Cusub ee fadhigoodu yahay magaalada Naiirobi iyo fanaaniin...
Sunday March 24, 2013 - 14:19:01
Ikraan: "Muqdisho ma cayn karo waalidkee ayaa kunool " Wareysi:
Muran iyo is qab qabsi badan oo ee dhax dhigtay bulshada soomaaliyeed hees si hordhac ah ee usoo saareen labada fanaan ee Cabdi Qaboojiye iyo Ikraan Caraale ayaa waxey labadaba si toos ah uga hadleen heesta...
Monday March 18, 2013 - 11:33:45
Dhacdo cajiib ah Gabar lagu guursaday lacago dayn ahaa oo lagu yeeshay
Haweeney magaceeda lagu sheegay Amran ayaa lagu guursaday lacago deen ah oo lagu yeeshay sida ay sheegeen dad goob joog u ahaa dhacadadan.
Thursday September 15, 2011 - 13:31:53
Ikraan Caraale iyo fanaanka laga daba dhacay ee King Khaalid oo soo saaray hees cusub...
Hees cusub oo la magac baxday Farxad ayaa waxaa kuwada luuqeynayaan Ikraan Maxamed Caraale iyo King Khaalid, waa erayadii Ilka Jiir, heestaan oo lagu duubay meel aad u qurux badan codkoo qurux badan iyo muusikada...
Friday September 02, 2011 - 11:40:42
|
