|
CAAFIMAAD
1. QAADKU MUXUU KA SAMEYSANYAHAY?...
Qaad ama jaad waa geed balwad ahaan loo isticmaalo, kana baxa wadamada Kenya, Ethiopia iyo Yemen. Cilmi baaris lagu sameeyay qaadka ayaa cadaysay in qaadka ay ku jiraan maadooyin maanka dooriya oo ku abtirsada...
Monday February 18, 2013 - 22:58:04
Cudurka "Macaanka" iyo faa'iidooyinka jimicsigu u leeyahay (W/Q: Dr. Axmed Cumar)
Cudurka sonkortu (diabetes) waa cudur aad halis u ah oona sababa hadii aanan si sax ah loo koontoroolin dhibaatooyin kala duwan sida:- indha la’aan, kalyo beel , wadna xanuun, iyo dhibaatooyin kale oo ku yimaada...
Saturday February 16, 2013 - 10:31:09
Ka faa'iideyso warbixin Muhiim ah Waa Maxay Dhiig yaraan (ANEMIA)
DHIIG YARAAN (ANEMIA) Waa marka unugyada cas cas ee dhiigu kaa yaraadaan ama xadiga homoglabiinta ku jirta unugyada cas cas kaa yaraato. Homoglabiintu waa maado ay ku jirto macdanta birtu (Iron) oo dhiigga...
Saturday May 28, 2011 - 11:27:07
Biya la’aan iyo Cuduro laga soo sheegayo Gobolka Sh/Hoose.
Walaweyn:-Cuduro iyo Biya la’aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka mida Gobolka Sh/Hoose .
Saturday October 09, 2010 - 10:59:07
Masaxbaa in ay dhalikaraan dadka qaba aids-ka caruur ka caafimaad qabta cudurkaas?
Bukaanka qaba cudurka aidska oo ku nool nolol qoys oo farxad leh dhalaayana ubad kabad qaba cudurkaa.
Thursday February 18, 2010 - 16:05:21
Cudurka Xiiqdheerta oo fara ba’an ku haya Caruurta Gobolka Sh/dhexe.
Jowhar:-Cudurka Xiiqdheerta oo ka mida Cudurada dilaaga ah ayaa lagu soo waramayaa in uu fara ba’an ku hayo caruurta ku dhaqan Gobolka Sh.dhexe halkaasi oo caruur badan ay ugu dhinteen.
Sunday October 04, 2009 - 17:58:32
Laba Qof Oo Cudurka Juudaanka ugu geeriyootay Magaalada Balad-Weyne.
Balad-Weyne:-Cudurka Juudaanka ayaa la xaqiijiyay in ay laba qofood ugu geeriyoodeen goob lagu xanaaneeyo oo ku taala Magaalada Balad-Weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Friday October 02, 2009 - 08:21:57
Reer guuraaga Gobolka Mudug oo ka barakacay cudurka shuban biyoodka oo fara ba’an...
Mudug:-Cudurka shuban biyoodka ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dilaacay deegaano ka mida Gobolada Mudug halkaasi oo dad ay ugu geeriyoodeen kuwa kalana ay la ildaranyihiin .
Sunday September 13, 2009 - 11:05:01
Barakacayaasha Duleedyada Muqddisho oo ka cabanaya Cudurka Jadeecada oo xiligan caruur...
Afgooye:-Caruurta ku nool deegaanada lagu barakacay Ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan fara ba’an ku haya cudurka Jadeecada kaasi oo xiligan soo ritay caruur fara badan.
Friday September 04, 2009 - 22:05:19
Curuur uu soo ritay Cudurka shuban biyoodka oo la dhigay isbitaalka Banaadir Ee Muqdisho.
Muqdisho:-Cudurka Shuban Biyoodka ayaa astaamihiisa laga dareemayaa caruur la dhigay Isbitaalka Banaadir Ee Muqdisho kuwaasi oo haatan gargaar caafimaad la siinayo.
Friday August 28, 2009 - 16:54:39
|
