|
FEKRADAHA
Faroole Sow Ma Noqon Dagaal Ooge Far dheer (Maqaal)
Somalida aduunka ku dhaqani waxaa aay daawadeen Faroole iyo reerkiisa oo magan u ah Uhuru Kanyata kana baryaaya in uu taageero u fidiyo sidii uu u aqoonsan lahaa dhismaha Jubbaland iyada oo la ogyahay...
Tuesday June 11, 2013 - 12:27:29
Soomaalida Maanta: “Ninba Dahab lumay si u doon doon!”
Umadda Soomaaliyeed ayaa waxaa had iyo gooraale markay is beerlaxawsanayaan waxay sheegaan dhawr arrimood oo kala ah; “Dad isku af ah, Isku diin ah, Isku dhaqan ah, Isku mid ah” arrimahan hadda waqtiga...
Friday June 07, 2013 - 01:46:29
M.GHEDI: "Qurba-joogow qabowga ka kaalay qarraxyadi iyo qoor-goysmadii way yaraadeene!"
Naadiga La Socodka Arrimaha Soomaaliya, = (NLSAS), wuxuu aad ugu faraxsan yahay inuu akhristayaasha usoo bandhigo maqaalkaan oo isugu jira saadaal-nabadeed, bogaadin iyo dhalil wax toosineed, iyadoo...
Monday June 03, 2013 - 18:43:04
Cadaalad Daro Furka Tuuratay oo kajirto Somaliland
Marka hore waxaa mahad iska leh ilaha wayn ee ina siyay nabadgalyo taam ah iyo waliba qaran 22jirsaday inagana dhigay umad islam ah kuna taal bogcad muhiim u ah umada islamka meel kasto ay joogto waxaan...
Tuesday May 28, 2013 - 12:30:21
Buugi Jubaland baalki ugu dambeeyay maanta ayaa la rogay (W/Q: Dr. Axmed Xalaal)
Bismillaah, arimaha jubooyinka waxey soo marayeen maraaxil kala duwan oo ku dhisan taxadar iyo kafiirsi labada dhinac ah, dowlada dhexe ee Soomaaliya waxey u dhaqmeysay qaab daganaansho ku jirto, sidoo...
Saturday May 25, 2013 - 13:01:12
M. GHEDI: "Yaa ka dambeeyay mooshinkii fashilmay ee la doonayay in lagu rido xukuumadda...
Waxaa dhowaan dhicisoobey Mooshin qorsheysan oo la doonaayey in lagu rido Xukuumada curdanka ah ee uu hoggaamiye Ra'iisul Wasaare Abdi Farah Shirdon ( Saacid).
Friday May 24, 2013 - 11:42:46
M. GHEDI: "Wadan hal (1) Madaxweyne ka badan ma yeelan karayaa?!!"
Waxaa jirta mah-maah aad looga isticmaalo koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabellada Dhexe, mah-maahdaas oo oraneysa "Ushii aanan lahayn Ul lagu jimeeyo amba wey dheeraataa amba wey gaabataa",...
Tuesday May 14, 2013 - 11:57:20
DOWLADDU MANA HOWL YARA,MANA HADAL YARA, !!! :Faallo
Waa dabeecad iyo dhaqan bini-aadamka u gaar ah,dagdaga iyo Samir la,aantu,waana tii uu abwaan hore u yiri,(Raboow deeqdaada,adoonkii kaa duraansada,dagdag hadaadan ugu soo dul qubin, caruu la dakaamayaa.
Sunday April 21, 2013 - 18:10:37
Canaan qaran :Faallo ( Bashiir Cali Xussen)
Dowladnimo dhab ah ka dib, waxaan filaynay in amaanka iyo kala danbeynta si deg deg ah wax looga qabanayo, waxeyse noqotay hungo maran oo weli dilkii iyo qaraxyadii ayaa sidoodii isga sii socda. Anigu...
Saturday April 20, 2013 - 03:34:56
Somaliland Way Dhaqaaqday ! Dhankayse u Dhaqaaqday ?
omaliland mudooyinkan dambe waxaa ruxayay dabaylo iyo duufaano siyaasadeed oo kaga imanayay dhinaca dibada, gaar ahaan wadamada reer Galbeedka iyo Turkiga.
Friday April 12, 2013 - 08:48:05
|
