|
MAQAALLO
M.GHEDI: "Puntland 30- beri ayay soo soontay ee yeysan ku afurin bakhti"
Sida la wada ogsoon yahay, 22tankii sano ee la soo dhaafay , oo ay Somaliya inteeda badan ka soconaayeen fowdo, qas, is-qarxin, Qoor-goysmo, Qabuuro- soo fagis, qaxitaan, is qabqabsi siyaasadeed iyo qaab...
Tuesday January 08, 2013 - 11:17:39
Gabay. Katurjumaya Dhibaatada Laga Dhaxlay Qurbaha.
Gabaygaan waxaa la yiraahdaa (Dhibaatad qurbaha) wuxuuna sawir kooban ka bixinayaa dhibaatda laga dhaxlay dhoofka iyo sidii ay u beenoowday riyadii iyo rajadii la qabay markii lasoo safrayay,
Tuesday January 08, 2013 - 11:17:34
"Sanadihii 1992 ilaa 2004kii waxaa dalka intiisa badan ka talinaayay hogaamiye kooxeedyo"
Laga soo billaabo sannadkii 1960kii markii aynu qaadanay xorriyada qaaliga ah ee aynu ku faano, ayuu bilowday kala shaki ku saleysney qabiil, balse xilliyaashii hore qabiilka waxaa loo gelin jiray shaati...
Sunday December 30, 2012 - 14:21:41
Fadhi ku dirirka iyo Faallada Shacabka:Q 3AAD
Dharaar weliba sheeggeed,
dhacdo weliba hadalkeed,
Arrin laga dhursugayaa,
Ismaan dhaafka keentee....
Friday October 26, 2012 - 01:25:10
Amiin Caamir: Afxumo looma aayo!
Aamin Caamir oo ku magac dheer “AminArts” , ayaa ah Farshaxan caanka ah Soomaaliya dhexdeeda, laguna yaqaan inuu inta badan wax ka sawiro Arrimaha Siyaasadda geeska Afrika iyo Arrimaha Bulshada .
Monday August 13, 2012 - 16:19:16
Soomaaliya ka warran? Q 4AAD
Waan sheekadii taxanaha ahayd ee “Soomaaliya ka warran?“ oo aan hadba ku qaadaadhigi jirnay jawiga cusub iyo hadba xaaladda dalku halka ay marayso, innagoo ka turjumayna hugunka shacabka iyo dareenkooda...
Thursday August 02, 2012 - 23:31:21
Guddoonka Qaybdiid iyo Guusha Galmudug
Maamulka Galmudug ee xaruntiisu tahay Gaalkacyo, waxaa dhidibada loo taagay 14/8/2006-dii. Madaxweynihii ugu horreeyey waxaa ka noqday Maxamed Cali warsame “Kiimiko” mudane “Kiimiko” xilka wuxuu...
Thursday August 02, 2012 - 21:18:10
Xil-doon Mise xoolo-doon, Xurma-doon Mise Xal-doon
بسم الله الرحمن الرحيم
الســـلام عليكم ورحـمة الـله وبــركـــاتــــه. وبعد
Qowleeysatadii cadaanka Qarnigeey Qotamiyeen Qarankusheega...
Friday June 22, 2012 - 12:35:44
Odayo Dhaqan mise Odayo Dhibaad?!
Alla Dhaqanguurka ka dhacay baaxad weynaa, haddii dhallinta dhalanrog lagu dhaliilay, haddii da’yarta dammanaan lagu daabacay, Odoyo dhaqameed dhaqan oday iyo dhaqan Dhaqan laga hayn, maxaa lagu dhigaa?.
Thursday June 14, 2012 - 12:59:54
SSDF & SNM oo weli ku jira maxmiyada Ethiopia
Hoolka wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa waxa lagu qabtey munaasabad balaaran oo loogu dabaal degaayey xiligii Ethiopia laga tuurey xukunka keligii taliska ahaa ee Mingiest Hayle Mariam...
Monday June 11, 2012 - 09:49:14
|
