|
QUBANAYAAL
Ucodee Musharaxa ku haboon Madaxweynenimada Somaliya
U codee Musharaxa ku haboon Madaxweyne nimada Soomaaliya 4ta sano ee soo socota.
dhag sii Linkiga hoose si aad u codeeyso
http://www.proprofs.com/polls/poll/?title=u-codee-musharaxa-ku-haboon-madaxweyne-n
Friday September 07, 2012 - 12:52:00
Maxaa ka jira in Shariif Xasan uu la Wado Dowladda Kenya in dib loo soo Nooleeyo...
Shariif Xasan "Wararkaasi waa been waxaa idiin sheegayaa in Kenya aysan Rabin Bad iyo Dhul Soomaaliyeed"
Waxaa maalmahaan Waraahinta ay qorayeen warar ku saabsan Shariif Xasan Shiikh Aadan Guddoomiyihii...
Tuesday September 04, 2012 - 17:14:55
Xildhibaan C/man C/Shakuur oo si rasmi ah ugu dhawaaqay musharaxnimada Madaxweynaha...
Marti sharaf lagu casuumay xaflad si heer sare ah loo gaasimay oo ka dhacday hoolweyn oo si qurux badan loogu sharaxay calanka somaliya iyo Masawirka Murashaxa C/Shakuur ayaa subaxnimaddii hore Sabtida...
Sunday June 24, 2012 - 15:26:39
Isbedelka Dunida ka socdaahi waa dib usoo noolaashada Soomaaliya (Qalinkii Eng.Hashi)
Subxaana muqayiril axwaal: Soomaalidu waxeey ku mahmaahdaa ‘’Qeeyla yeertaa qoon ayey qeeyr utahay” Waxaa aad dareenkeeyga usoo jiitay isbedelada lama filaanka ah ee Dunida kasocda kuwaasi oo igu dhaliyey...
Tuesday August 16, 2011 - 21:26:21
Faaiidooyin Diiniya:Sideen u fahamnaa Quraanka?(Qeybtii koowaad)
Kitaabka Qur'aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada,Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab...
Monday August 01, 2011 - 13:15:40
Shirkada Xawilaada Jubaxpress oo Mucaawino Qiime badan Gaarsiisay boqolaal qooys...
Shirkada Xawilaada ee Jubaxpress ayaa Maalinimadii shalay Gaarsiisay Gargaar Boqolaal qooys oo ku hanti beelay abaaraha ku dhuftay Bartamaha iyo koofurta Soomaaliya kuwaasi oo ku jira Xeryaha Qaxootiga...
Saturday July 30, 2011 - 10:18:31
Tahniyad Aroos Farxad leh:C/Shakuur Dahir iyo Maryan Xasan
Waxaa Hanbalyo gaara u diraya Arooska iyo Aroosada C/shakuur Daahir Cusmaan iyo Maryan Xasan Maxamed Maamulka iyo shaqaalaha Shirkada Pacific Forex and Money transfer ee Dalka Ugandha arooskaasi oo ka dhacay...
Wednesday February 09, 2011 - 13:28:52
Jawaab ku socota Wasiirka gatay Somali Domian dot.SO .
Annigoo tixraaceyno warbixin iyo wareysi uu bixiyay Wasiirka Warfafinta & Boostada
Wednesday December 08, 2010 - 09:48:38
3-DA DISEEMBER, MAALIN UTINTEEDA AAN LA ILOOBI DOONIN!! Qalinka Abuukar Albadri
Stockholm – 3-dii December ee sanadkii hore ayey aheyd markii hotelka shaamo ee magaalada Muqdisho lagu xasuuqay arday, waalidiintoodii, macalimiintoodii, weriyeyaal iyo masuuliyiin.
Saturday December 04, 2010 - 11:43:43
|
