|
SPORTS
Kooxda Chelsea oo ee kusii jeedaan Tababare Mourinho iyo Ciyaaryahano Qaali ah (Warbixin)
Macalinka reer Portugal ee kooxda Real Madrid leeyliya Mr.Jose Morinho oo xili ciyaareedka soo socda ku sii jeeda dhanka kooxda the Blues Fc Chelsea ayaa durbadiiba waxaa la shaaciyay Lacagta loo diyaariyay...
Sunday May 05, 2013 - 11:05:01
Mourinho oo Macsalameyay Madrid & Ronaldo oo si kulul uga jawaabay
Jose Mourinho ayaa qirtay inay dhici karto inuu ka tago Real Madrid xagaagan ka dib markii uu ku guuldareystay inuu u soo saaro finalka Champions League.
Wednesday May 01, 2013 - 10:02:01
Kooxda Bayern oo laba cad ka kala dhigtay Kooxdi Aduunka
(Laacib) Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay finalka Champions League ka dib markii ay 4-0 ku dubteen kooxda Barcelona oo marti ugu aheyd Allainz Arena lugta hore ee semi-finalka Champions...
Wednesday April 24, 2013 - 00:04:59
Kooxda Juventus oo laba cad kadhigtay kooxda AC-Milan
(Laacib) Juventus ayaa ku sii dhawaaneysa inay xaqiijisato horyaalka Serie A ka dib markii ay 1-0 kaga talaabsatay AC Milan oo ciyaar adag ay ku dhexmartay garoonka Juventus Stadium.
Monday April 22, 2013 - 06:53:35
Man City oo guul daro xanuun badan kala kulantay Tottenham
(Laacib) Manchester City ayaa gacanta u sii gelisay Manchester United horyaalka Premier League kuwaasoo u dabaaldegi doona hanashada horyaalka hadii ay habeen danbe ka badiyaan Aston Villa ka dib markii...
Sunday April 21, 2013 - 18:10:26
Wax ka Ogow Kulanka Xiisaha badan ee Juventus Vs Acmilan
(Laacib)Daafaca kooxda Juventus Giorgio Chiellini ayaa la filayaa inuu seego kulanka caawa ka dib markii daafaca uu ku guuldareystay inuu waqti fiican ka soo kabsado dhaawac ku soo gaaray tababarka jimcihii....
Sunday April 21, 2013 - 10:42:48
Faah-faahinta kulanka xiisaha leh ee Laba Manchester (Warbixin)
(Laacib.net)Inkastoo ay ku kala fogaadeen tartanka horyaalka ee xilli ciyaareedkan, hadana kulanka Manchester Derby ee caawa ayaa xiiso iyo xamaasad u leh si ka badan sidii hore, waxaana miiska u saaran...
Monday April 08, 2013 - 10:23:53
Wararki ugu dambeeyay ee Kulanka Xiisaha Badan ee Inter Vs Juve
(laacib)Kulanka maanta ee Inter Milan iyo Juventus wax badan ayaa miiska saaran, Inter waxa ay dooneysaa inay labada lug ee xilli ciyaareedka dhibcaha ka tirsato Juve islamarkaana ay sarre u qaado fursadeeda...
Saturday March 30, 2013 - 16:04:59
Qaranka Talyaaniga oo mudo 31 sano ah ka badin la´Xulka Brasil & Mario Balotelli...
Kulan Saaxiibtinimo balse aad u adkaa ayaa dalalka Brasil Vs Italy waxa uu ku dhex maray magaalada Genf oo ku taala dalka Switzerland. Kulankaan oo la isku guuray waxaa u soo daawasho tagtay in ka badan...
Friday March 22, 2013 - 16:52:55
Ronaldinho oo Fashilmay iyo Kaka oo Miiska Saaran (Warbixin)
Kulamada saaxibtinimo ee qaranka Brazil uu la leeyahay Talyaaniga iyo Russia ayaa tijaabo adag u ah laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Kaka taasi oo ku aadan in uu banaanka dhigto in uu mudan yahay...
Thursday March 21, 2013 - 14:25:22
|
