|
WARARKA
Mooshin Xasaasi ah kana dhan ah Kenya oo Gudoonka Baarlamaanka loo gudbiyay
Sida ay shabakadaan u xaqiijiyeen xildhibaanada Soomaaliyeed qaarkood, waxaa dhawaan loo gudbiyay gudoonka baarlamaanka Soomaaliya mowshin ka dhan ah ciidmada Kenya ee Soomaaliya nabad ilaalinta u jooga.
Saturday May 25, 2013 - 14:34:17
Bambaanooyin lagu weeraray Ciidamo Itoobiya oo shacab ku baaba'ay
15-ruux oo rayid ah ayaa lagu dhaawacay weerarro loo adeegsaday banbaanooyinka gacanta laga tuuro oo bartmaha Baydhabo lagula eegtay ciidamo Ethiopian ah oo roondeynayay.
Saturday May 25, 2013 - 14:34:12
Buugi Jubaland baalki ugu dambeeyay maanta ayaa la rogay (W/Q: Dr. Axmed Xalaal)
Bismillaah, arimaha jubooyinka waxey soo marayeen maraaxil kala duwan oo ku dhisan taxadar iyo kafiirsi labada dhinac ah, dowlada dhexe ee Soomaaliya waxey u dhaqmeysay qaab daganaansho ku jirto, sidoo...
Saturday May 25, 2013 - 13:01:15
Gabayga:Dareen Shacab! (By Galeyr)
Daryeel Shacab.
Gabaygan waxaa uu ka turjumayaa Muhiimada Maamulka iyo dowladnimadu leedahay iyo inay tahay arrin daruuriya oo sida qofku ugu baahan yahay, Cuntada,Biyaha iyo Hurdada uu ugu baahan...
Saturday May 25, 2013 - 13:01:05
Wararki ugu dambeeyay ee Shirka Madaxda IGAD + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda...
Saturday May 25, 2013 - 12:48:21
Xasan Sheekh oo ka digay dagaal sokeeye, Shabab oo soo laabta & Axmed Madoobe oo dowlada...
Madaxweynaha Soomaaliay Xassan Sheekh Maxamuud oo kahadlayay shirkii madaxda urur gobaleedka IGAD ayaa waxa uu sheegay in ay suura gal tahay hadii aan si dhaqsa ah wax looga qaban dhibaatada Kismaayo in ay suura...
Saturday May 25, 2013 - 12:18:12
Soomaalida Australia oo ka carooday hadal Feysal Cali Waraabe uu diinta Islaamka...
Soomaalida ku nool dalka Austarila ayaa waxa ay si aad ah uga caroodeen wareysi uu siiyay idaacad dalkaasi ku taala gudoomiyaha urur siyaasadeedka UCID ee Somaliland kaas oo uu si bareer ah ugu gefay diinta...
Saturday May 25, 2013 - 12:18:05
Sh.hoose oo noqotay gobalka ugu kheyradka badan dunida sedexaad.
Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose C/qaadir Nuur Siidii ayaa ka warbixiyay kulan isaga iyo Maamulka Sh/hoose ay uga qeyb galeen magaalada Dooxa oo arrimaha deegaanka looga hadlayay kaasi oo uu sheegay inay...
Saturday May 25, 2013 - 12:17:59
IGAD OO KU BAAQDAY SHIR DIB U HESHINEED OO LOO QABTO SHACABKA JUBALAND.
Afhayenka dowlada Soomaaliya, Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, ayaa maanta waxa uu u sheegay idaacada ku hadasha afka dowlada in shir ay lahaayeen wasiirada arimaha dibada ee urur gobaleedka IGAD...
Friday May 24, 2013 - 20:41:20
SHACAB CAREYSAN OO SHABAAB KA DILAY IN KABADAN 10 DAGAALAME.
sida ay baahisay idaacad Bar-kulna 12-dagaalame oo Shabaab ah ayaa waxaa dila shacab careysan oo is abaabul kadib markii deegaan ay ku noolaayeen afar ruux maalma ka hor shabaabku ay ku khaarijiyeen
Friday May 24, 2013 - 20:41:15
|
