HOME PAGE ABOUT SHACABKA.NET CLICK HERE TO CONTACT SHACABKA.NET NEWS ARCHIVES ALL ARTICLES WROTE BY SHACABKA.NET

Need a Website like this? Click Here
Need a Website like this? Click Here

 
 

Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo
Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida ALLAFRICA.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida YAHOO.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida GOOGLE.COM

Aayatiin.net
Abaaqaroow
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Aminarts.com

Awdalnews.com
Balcad Times
Banaadiri
Baraawepost.com
Baydhabo.com
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calanka.com
Ceelbuurnet
Gargaarka.com
Goobjoog.com
Dalkanews.com
Dayniile.com
Dhagaxtuur.com
Dailypuntland.com
Dhaqankahawiye
Dhalinyarada.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Glgaduudpost
Gobeey.com
Halgan.net
Halganka.net
Hobyonet.net
Hobyoradio.com
Horseednet
Huriwaa.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Kulmis.com
Luuq.com
Maaryaa.co.uk
Maktabada.com
Mareeg.com
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug.com
Qarandoon.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Raadtv.com
Radio free Somalia
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Shacabka.net
Simbanews.com
Soomaalinews.com
Somaliswiss.com
Somaliswiss.net
Somalifans.com
Somalilinks.com
Somali Media
Somalitalk.com
Xogsheeg.com


Yaaqshiid

Kooxda Barcelona oo xaqiijisay hanashada koobka Horyaalada Qaarada Yurub (Daawo Sawirada)
28 May 2009- Roma:Barcelona ayaa xalay xaqiijisay hanashada koobka Horyaalada Qaarada Yurub. ...
Kooxda Manchester oo afka ciida u dartay kooxda Arsenal kadib ciyaaro xalay dhex maray.
06 May 2009- Muqdisho:Kooxda Manchester ayaa 3-1 afka ciida ugu dartay kooxda Arsenal kadib ciyaaro xalay dhex maray. ...
maxaa kala haysta xulalka italia iyo brazil
10 Feb 2009- (shacabka.net). cawada waxaa la filayaa iney ciyaar aad u xiiso badan dhax marto xulalka brazil iyo italia...
juventus oo badisay,manchester oo hogaankii la soo laabatay
09 Feb 2009- (shacabka.net) horyaalka talyaaniga ayaa galay marxaladiisii ugu xiisaha badneyd kadib markii kooxda juventus ay soo gashay kaalinta labaad kadib markii ay si diriqi ah 2-1 ay uga badisay kooxda catania ciyaarta oo aheyd mid xiiso badan ayaa kooxda juventus ay goolka ku hormartay laakiin nasiib daro ciyaariyahankii dhaliyey goolkaasi ee iquenta waxaa loo taagan calaamada casaanka labo daqiiqo kadib markii uu goolka dhalisay, sidoo kale waxaa iyana badiyey kooxda hogaanka haysa ee inter oo 3-1 ugu awood sheegatay kooxda lece oo ay marti u aheyd, milan barbardhac ayey la gashay kooxda sera B ka cararka ah ee reggina, roma waxaa ay ku tumatay genoa. dhanka kale kooxda manchester ayaa sii xoogeysay hanashadeeda horyaalka dalka ingiriiska kadib markii ay 1-0 uga badisay kooxda westham waxaana la rajeynayaa in sanadkaani uu mar kale alex farusan hanan doono horyaalka ingiriiska, arsenal waxey dhaafi waysay totanham oo ay 0-0 isku celiyeen....
cristiano ronaldo oo loo doortay laacibka ugu fiican caalamka
13 Jan 2009- (shacabka.net).. ciyaariyahanka weyn ee reer burtugaal iyo kooxda manchester united ee dalka ingiriiska cristiano ronaldo ayaa loo doortay inuu noqdo ciyaariyahankii...
GudigaOlompikada Soomaaliyeed oo dhigay Koobkii ugu horeeyay oo lagu xusayo Aabihii Sportiga Soomaaliya Faarax Wehliye Caddow (Sindiko)
06 Dec 2008- Koobkan oo shalay galab si rasmi ah uga furmay garoonka Olompic Fitnes center ee degmada X/weyne Gobolka Banaadir ayaa waxaa furitaankiisii kasooqaybgalay gudoomiye kuxigeenka olompikada soomaliyeed ahna gudoomiyaha kubada gacanta Aadan xaaji yabaroow (wiish) gudoomiyaha xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta saciid maxamed mugaanbe iyo madax kale oo aad ufarabadan iyagoo kudheeraadey waxqabadkii sport ee marxuum faarax weheliye cadoow sindiko....
Wiil uu dhalay Marxuum Farax Wehliye Caddow (Sindiko) oo loo doortay gudoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta.
03 Dec 2008- Shalay oo taariiqdu kubeegnayad 2/12/2008 ayaa kongarays aan caadi ahayn oo ay isagu yimaadeen xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta waxay kudeerteen gudoomiye cusub oo badalaya allaaha unaxariistee marxuum faarax weheliye caddoow sindiko oo dhawaan geeriyoodey....
ciyaarihii horyaalada yurub oo caawa furmaya
16 Sep 2008- (shacabka.net)Waxaa caawa la filayaa iney garoomada kala duwan ee qaarada yurub uu ka bilaawdo koobkii horyaalada yurub ee loo yaqaan (uefa champions league), ...
Isku aadkii koobka horyaalada yurub oo la sameeyey.
29 Aug 2008- (shacabka.net), waxaa imaarada monoco ee wadanka faransiiska maalinimadii shalay lagu sameeyey qaabka isku aadka kooxaha ka qeyb galay koobka horyaalada yurub ee loo yaqaan (champions league). ...
Intermilan oo ku guuleysatay super cup-kii talyaaniga
25 Aug 2008- (shacabka.net). kooxda kubada cagta ee intermilan ee dalka talyaaniga ayaa horyaalkii wadankeeda talyaaniga ku darsatay koobka loo yaqaan super cup ee loo qabto kooxda haysata horyaalka iyo kooxda haysata cup-ka wadankaasi....
Xulalka nayjeeriya iyo argentina oo u soo harary finalka Olympics ee bakiin 2008.
20 Aug 2008- (shacabka.net). xulalka wadamada nayjaariya iyo argantina ayaa isugu soo haray ciyaarta finalka ee kubada cagta ee Olympics 2008 ee sida habsamida leh uga socda wadanka shiinaha gaar ahaan magaalo madaxdiisa bakiin....
Ciyaarihii olympikada aduunka oo bari si rasmi ah loo furi doono.
07 Aug 2008- (shacabka.net). ciyaarihii olympikada aduunka ayaa lagu wadaa in maalinimada bari ah ay si habsami ah uga furmaan magaalada bakiin ee wadanka shiinaha, ciyaaraha oo si aad ah loo wada dhowrayo ayaa la qabtaa afartii sanoba hal mar iyo kii ugu danbeeyey afar sano ka hor lagu qabtay magaalada Athens ee caasimada wadanka giriika....
ciyaariyahan ronaldo oo sheegay inuu isbuuc gudihii ku biiri doono kooxda real madrid
31 Jul 2008- ciyaariyahanka garabka uga ciyaara kooxda manchester utd ee dalka ingiriiska iyo xulka portugal cristiano ronaldo ayaa maanta saxaafada u sheegay inuu isbuuc gudihii ugu wareegi doono kooxda real madrid ee dalka spain....
Barcelona oo loo sheegay iney bixiso 25 milyan oo dolar hadii ay dooneyso ciyaariyahan drogba
22 Jul 2008- Kooxda kubada cagta ee chalsea ee ka dhisan wadanka ingiriiska ayaa u sheegtay dhigeeda Barcelona ee ka dhisan wadanka spain iney bixiso lacag dhan 25 milayn oo dolar hadii ay doonayso iney hesho khadamaadka ciyaariyahanka weerarka ah ee reer ivory cost....
Kooxda Banaadir Telkom oo Guul Taariikhi ah ka gaartay Tartanka Bariga & Bart. Afrika....
16 Jul 2008- (Shacabka.net)--Kooxda Kubada Cagta ee Banadir Telkom oo Mataleesay Wadankeena Soomaaliya ayaa Maalinimadii Shalay Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ka gaartay Guul Taariikhi ah. ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209 | 210 | 211 | 212 | 213 | 214 | 215 | 216 | 217 | 218 | 219 | 220 | 221 | 222 | 223 | 224 | 225 | 226 | 227 | 228 | 229 | 230 | 231 | 232 | 233 | 234 | 235 | 236 | 237 | 238 | 239 | 240 | 241 | 242 | 243 | 244 | 245 | 246 | 247 | 248 | 249 | 250 | 251 | 252 | 253 | 254 | 255 | 256 | 257 | 258 | 259 | 260 | 261 | 262 | 263 | 264 | 265 | 266 | 267 | 268 | 269 | 270 | 271 | 272 | 273 | 274 | 275 | 276 | 277 | 278 | 279 | 280 | 281 | 282 | 283 | 284 | 285 | 286 | 287 | 288 | 289 | 290 | 291 | 292 | 293 | 294 | 295 | 296 | 297 | 298 | 299 | 300 | 301 | 302 | 303 | 304 | 305 | 306 | 307 | 308 | 309 | 310 | 311 | 312 | 313 | 314 | 315 | 316 | 317 | 318 | 319 | 320 | 321 | 322 | 323 | 324 | 325 | 326 | 327 | 328 | 329 | 330 | 331 | 332 | 333 | 334 | 335 | 336 | 337 | 338 | 339 | 340 | 341 | 342 | 343 | 344 | 345 | 346 | 347 | 348 | 349 | 350 | 351 | 352 | 353 | 354 | 355 | 356 | 357 | 358 | 359 | 360 | 361 | 362 | 363 | 364 | 365 | 366 | 367 | 368 | 369 | 370 | 371 | 372 | 373 | 374 | 375 | 376 | 377 | 378 | 379  Next
 
 
View My Stats Copyright © Shacabka.net - All Rights Reserved |