Ogeeysiis: Shirkada Fast Ltd oo adeegyo Cusub kuugu heeysa Uk

  Friday December 03, 2010 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE
.

Shirkadda Fast Ltd.

Furniture Assemble Services Team

Waxaa dadweynaha ku nool UK gaar ahaan magaalada London la ogeysiinayaa in shirkadda FAST (Furniture Assemble Services Team) ay kuula diyaar tahay adeegyadeeda kala ah:

§ Rakibaadda qalabka xafiisyada sida kuraasta, miisaska, armaajooyinka iyo iskafaalooyinka xafiisyada

§ Qalabka guryaha sida sariiraha, kuraasta, salootooyinka, miisaska, armaajooyinka iyo qaabeynta kushiinada.

§ Rakibaadda saxamada satellite-ka

Shirkadda FAST oo ka Diiwaangashan Dalka Uk (Company Number. 7326239) waxay kaloo kuula diyaar tahay gaadiidkii aad ku guuri laheyd iyo shaqaalahooda iyadoo kuugu geyneysa meel kasta oo magaalada London ah sida ugu dhaqsiyaha badan.

Hadaba wixii faahfaahin ah oo intaas dheer kala xiriir:

Tel: 02084322857

Fax: 02079002257

Mob: 07415007337

Address:

5 Pratt Street

Camden Town

London

0AE