Ikraan Caraale iyo fanaanka laga daba dhacay ee King Khaalid oo soo saaray hees cusub DAAWO HEESTA CUSUB

  Friday September 02, 2011 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE
Hees cusub oo la magac baxday Farxad ayaa waxaa kuwada luuqeynayaan Ikraan Maxamed Caraale iyo King Khaalid, waa erayadii Ilka Jiir, heestaan oo lagu duubay meel aad u qurux badan codkoo qurux badan iyo muusikada kasii daran nala daawo:

HEESTAN CUSUB OO GOOR DHOW LASOO SAARAY NALA DAAWO:

http://www.youtube.com/watch?v=tN97rFO2nE8&feature=player_embedded