Qarax Miino Oo Lala egtay Milatariga Puntland
| Wednesday December 05, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Wararka ka imaanya magaalda Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo fara badan oo katirsan Meleteriga maaamulka Puntiland ay kugeeriyoodeen miina lala eegtay gaari ay wateen
Qaraxaani ayaa loo adeegsaday miinada meelaha fog fog laga hago kanadhacay inta
u dhexeysa Boosaaso iyo buuraleyda Galgalo ayaa waxaa lasheegayaa in ugu yaraan
sagaal askari oo katirsan ciidamadii gaariga la qarxiyay lasocday ay ku
geeriyoodeen.
wararka ayaa waxa ay sheegayana in dhaawacyo badan oo qaarkood ay halis yihiin
lageeyay Isbitaalka Magaalada kadib weerarka gaadmada ee ciidamada lala eegtay Puntiland
Weerarkaan oo kale ayaa waxaa looga bartay xarakada Al-shabaab oo larumeysanyahay in waayihii danbe ay isku uruursanayeen buuraleyda Galgala.
Waxii War Ah Ee Kusoo Kordha Kala Soco Wararkeena Dambe Insha Allaah
