Tacsi: Fanaan Qaran oo Muqdisho kugeeriyooday
| Thursday December 06, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Alaah Unaxariiste waxa magaalada Muqdisho kugeeriyooday Fanaanka Soomaaliyeed Axmed Heybe Caraale kaasi oo xanuun uu mudo qabay kadib caawa ku geeriyooday isbitaalka Madiino ee Muqdisho.
Geerida Marxuumka ayaa waxa loo diraya ehelka, Qaraabada iyo dhamaan bahda fanaaniinta Soomaaliyeed ee uu ka tagay Alaah Unaxariiste marxuum Axmed Heybe Caraale oo kugeeriyooday Magaalada Muqdisho
Geerida marxuumka ayaa waxa saxaafada u xaqiijiyay Abwaan Saciid Harawo oo tilmaamay in marxuumka uu indhawaalaba la daal adhacayay xanuuno xaga Caloosha ah isagoo ugu dambentina ugeeryooday.
Inaa lilaah Wa Inaa Ileehi Raajiciuun
