Duqi Labaad oo laga dilay odoyaashi soo xulay Baarlamaanka
| Thursday December 06, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Maxamed Maxamuud Yuusuf oo kamid ahaa odoyaashi soo xulay mudanyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa toogasho kudilay rag kuhubeesan Bistoolado xili uu kusugnaa marxuumka xaafad katirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Kooxda dilka geestay oo si hal haleel ah uga
baxsatay goobta ayaa waxa uu dilkani noqonayaa kii labaad oo loo geesto
odoyaashi soo xulay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya iyo waliba
ergadi ansixisay dasuutka soomaaliya.
Inkastoo dilkani noqonayo kii labaad ee loo geesto odoyaasha dhaqanka ee soo xulay baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadana waxa tani si weyn uga hor yimid ineysan wax saameen ah kuyeelan doonin inta hartay ee katirsan odoyaasha Soomaaliyeed iyagoo si cad usheegay in wax qal qal ah ku keeni doonin hab dhaqankooda iyagoona tilmaamay in tani ee kamid tahay dhibka heesto guud ahaan umada Soomaaliyeed.