Al-Shabaab Oo Guulo Kashegtay Dagaalo Kadhacay Puntland
| Thursday December 06, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay ka hadleen Dagaalao ay ku la galeen Ciidamadda Puntland duleedka magaaladda Boosaasoee xarunta gobolka Bari.
C/casiis Abuu Muscab Afhayeenka dhinaca Howlgaladda Xarakadda Al-Shabaab oo la hadlayay Warbaahinta ayaa guullo ka sheegtay dagaaladii ka dhacay gobalka Bari asagoona Shegay in ay la wareegeen xero Milateri oo fariisimo u ahayd Ciidamada Puntland.
Afhayenka ayaa shaaciyay in Xero Milatari oo lagu magacaabo Sugalle ay la wareegeen oo duleedka kaga began Magaaladda Boosaaso islamarkaana halka ay ku dileen ciidamo gaaraya 8 oo xerada ku sugna.
Sheekh abuu muscab dhinaca Howlgaladda Al-Shabaab ayaa dhanka kale xusay in gaari islaha Gurmad u gee xerada ay ku dagalameen Ciidamadooda iyo kuwa Puntland oo ka yimid dhanka magaaladda Boosaaso ay jidka miino ugu xireen islamar ahaantana ay Qarxiyen halkaana ay kaga dileen Ciidamadda Puntland 12 askari waa sida uu hadalka udhigaye.
