Puntland Oo Hegan galisay Ciidamadeeda
| Thursday December 06, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Iyadoo magaalada Boosaaso uu dagaal ku dhexmaray ciidamada puntland iyo al shabaab ayaa war kasoo baxay Maamulka waxa uu ku sheegay in uu heegan buuxa galiyay ciidamadiisa maamulka Puntland.Khaliif Ciise Mudan wasiirka amniga Puntland ayaa waxa uu sheegay in
heegan la galiyeen ciidamadooda Boosaaso.taasina ay ka dhigan tahay ka
hortago talaabooyinka wax u dhima kara amniga, isaga oo sheegay inay ku
raadjoogaan waxa uu ku sheegay cadowga.Maamulka Puntland Iyo Shabab Ayaa Siyaabo Kale Duwan Midba Guulo Uga Sheeganaya Dagalaka Ku Dhex Maray Shalay Deegaanka Galgala Oo Qiyaastii Ahaan U Jirta 40 Km Dhinaca Koonfur-Galbeed Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari.
